Tag: miisaan dhimis
Lawo isbuuc Miisaanka Maliskaga Ridi Karaa
Hordhac Dad badan waxay raadiyaan jawaabta suaasha ah Sideen 10kg ugu dhimi karaa 2 toddobaad gudahood?Runta dhabta ah waa in miisaan lumis degdeg ah aysan badanaa caafimaad qabin ama mid waarta ahayn. Laakiin ha walwalin waxaad si badbaado lehu bilaabi kartaa hoos u dhigid miisaan oo muuqata haddii aad qaado hab sax ah.Blog-kan wuxuu kuugu…

